100% Barnaamij La Cusboonaysiiyo

Clean Energy Columbus waxay bixisaa tamar nadiif ah, oo la cusboonaysiiyo 100% si laydh loogu geliyo guryaha iyo ganacsiyada yaryar ee Magaalada Columbus. Barnaamijku waxa uu siiyaa waddo cad dhamaan shirkadaha tamarta nadiifta ah ee ka shaqeeya Ohio ugu danbayn 2024, isaga oo siinaya dadka degan Columbus faa’ido caafimaad, shaqaale iyo joogtayn dhaanta ta iminka.


1. TAMARTA NADIIFTA AH OO QIIMO JABAN AH

2. SAMAYNTA TAMAR NADIIF AH

3. ADEEG TAYO LEH

BIRIISHKA KOWAAD

  • MUDADA U DHAXAYSA JUUN 2021 – MAAY 2022
  • DAYNTA TAMARTA LA CUSBOONAYSIIN KARO (RENEWABLE ENERGY CREDITS, RECS) SI LOO NADIIFIYO TAMARTA WASAKHDA AH
    • KULAYLKA QASHINKA LA GUBO
    • OHIO HYDRO

BIRIISHKA LABAAD

  • MUDADA U DHAXAYSA JUUN 2022 – MAAY 2024
  • WAXA UU KA KOOBAN YAHAY ISKU DARKA DABAYSHADA & CADCEEDA RECS & OHIO
    • HANTIDA WAA LA HIRGELIN DOONAA OO WAA LA ISKU DARI DOONAA

SHARAXA ALAABTA IRE

  • MUDADA U DHAXAYSA JUUN 2024 – MAAY 2035
  • HANTIDA DHAMAYSKATIRAN EE IRE – TAMARTA HAWADA & CADCEEDA EE OHIO
  • QIIMUHU WUU IS BADALAYAA 12-KII BILOOD EE KASTA (MARKAA WAXAA LOO ARKAA MID IS BADALAYA)