Ka Bixid

Ka qayb galku waa ikhtiyaarkaaga

KA BIXIDDA BARNAAMIJKA WAA LA FUDUDEEYEY KALIYA LA HADAL 1-888-307-0264 ama booqo websaytka AEP Energy

Hadii aad heshey Wargelinta adeega Barnaamijka Clean Energy Columbus ee gurigaaga ama ganacsigaaga, waxaad sii wadi doontaa inaad hesho adeega laydhka ee ka yimaada gebi ahaanba Clean Energy Columbus. Ka bixitaanku waxa uu ka dhigan yahay in aanad ka qayb geli doonin barnaamijka tamarta ee deegaanku maamulo ee Magaalada Columbus, oo aanad heli doonin gunooyinka isticmaalka tamarta nadiifta ah.

Ma jirto wax kharash ah oo ka bixitaanka ah. Oo hadii aad mar danbe go'aansato in laydhka nadiifta ah ee Columbus ee qiimaha jaban inuu yahay ikhtiyaar kugu wanaagan, waanu ku faraxsanaan doonaa inaanu mar kale kusoo dhawayno!

Hadii aad doonayso inaad ka baxdo, waxa aanu kugula talinaynaa inaad marka hore akhrido Shuruucda iyo Shuruudaha.

Geli Macluumaadka Koontada