Shuruucda & Shuruudaha

XADIYADA

Dadka deegaanka iyo ganacsiyada yaryar ee u qalma waxay heli doonaan tamar nadiif ah 100% oo qiimaheedu yahay $0.05499 kWh-kiiba laba iyo tobanka bilood ee ugu horeeya Barnaamijka Clean Energy Columbus. Qiimaha mustaqbalka waxaa lagu go’aamin doonaa Juun kasta inta hadhsan. Qiimaha sanadkii waxaa laga heli karaa boga Xadiga Dadka Deegaanka iyo sidoo kale barta www.AEPenergy.com/CBUS.