Dib Ugu Biir Clean Energy Columbus

Faa'idada Tamarta Nadiifta ah iyo Maamulida Deegaanka

Miyaad ka baxday oo aad hadana is badashay? Soo dhawaw markale! Waanu ku faraxsanahay inaad nagu soo biirto dadaalka aanu ku doonayno in aanu ugu abuurno mustaqbal sugan Columbus.

Ma jirto kharash la iska qaadayo dib ugu soo noqoshada Barnaamijka Clean Energy Columbus, oo waxa aad ku soo noqon kartaa wakhti kasta.

Geli Macluumaadka Koontada