Tamarta Nafiista ah

Wakhti xaadirkan waxaa jira laba goobood oo tamar nadiif ah soo saara oo lagula jiro qandaraas.  Atlanta Farms Solar oo ku taal Degmada Pickaway, Ohio and  Emerson Creek Wind Farm, oo ku taal Degmada Huron, Ohio. Labada xarumood waxay dhalinayaan celcelis ahaan 1.1 teeraawaat saacadii oo dab ah.  AEP Energy waxay wadaa qorshaha inay samayso ilaa 6 heshiis oo dheeraad ah oo ay la gelayso sameeyeyaasha si ay u buuxiso 2 teeraawaat saacadii isugayn ee hadhsan ee Clean Energy Columbus. Waxa aanu ku daraynaa hantidan dhalinta boga hore ee websaytkeena cusub ee dadka deegaanku ka arki karaan sida nidaamku uu u socdo oo ay uga eegi karaan halka tamarta nadiif ah laga dhaliyo ee guryaheena ama ganacsiyada yaryar shida.